Puntland oo War kasoo saartay Shirka Garawe ka dhacaya ee Rooble uusan ka qeyb galeyn

Madaxda Dowlad goboleedyada dalka ayaa ku balansan magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland in ay isugu yimaadaan shir wadatashi ah ay uga arinsanayaan xaalada dalka kaa oo soconaya 21 ilaa 23 September 2021. Shirkan ayaana ah mid gaar ah oo yeelanayaan Madaxda dowlad goboleedyada  waxaana qoraal ay soo saareen Madaxda dowlad goboleedyada ku sheegeen in … Continue reading Puntland oo War kasoo saartay Shirka Garawe ka dhacaya ee Rooble uusan ka qeyb galeyn